Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhimashada iyo dhaawaca Askartii Kuliyada Jaalle Siyaad oo korortay
    Somalia

    Dhimashada iyo dhaawaca Askartii Kuliyada Jaalle Siyaad oo korortay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhimashada Guutadii 14-Oktoober,ayaa la sheegayaa in ay korartay oo marayso ku dhawaad 40-Askari,halka Dhaawacu gaarayo 60-Askari.

    Dhaawacyada culus,ayaa Turkiga loo qaadayaa Maanta.

    Nin is miidaamiyay,ayaa Ciidanka oo saf ku jira gudaha kuliyada Jaalle Siyaad isku qarxiyay.

    Hadii kuliyada Jaalle Siyaad oo kutaal Degmada Hodan ee Muqdisho Ciidanka lagu dhex laayay?

    Habeen horena Ceelasha Biyaha weerar toosa lagu soo qaaday?

    Su’aashu waxay waa kuwee Qolada uu Xasan Shiikh dagaalka kula jiro,hadiiba Muqdisho gudaheeda laysku haysto?

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.