Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhimasho ka dhacday halka uu ku xiran yahay Mukhtaar Rooboow
    Somalia

    Dhimasho ka dhacday halka uu ku xiran yahay Mukhtaar Rooboow

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 20, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba ka mid ah ilaalada hoyga lagu hayo Mukhtaar Rooboow,ayaa is dilay.

    Aweys Cabdulaahi waa askariga la dilay kadib muran dhexmaray isaga iyo mid kale oo kawada tirsanaa Ciidamada hay’ada sirdoonka ee uu hogaamiyo Fahad Yaasiin aadkana ugu xiran Dowlada Qatar.

    Mukhtaar Rooboow weli waxuu ku jiraa gacanta Fahad Yaasiin oo waayihiisii Alshabaab uu hogaamiyaasheeda ka mid ka ahaa ay wada shaqayni ka dhaxaysay.

    Lama xaqiijin karo dhacdadan in laga danbeeyay iyo in ay sideeda udhacday.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.