Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhismaha garoonka cusub Ee diyaaradaha Gaalkacyo Oo laga xaajoonayo
    Somalia

    Dhismaha garoonka cusub Ee diyaaradaha Gaalkacyo Oo laga xaajoonayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir looga xaajoonayo dhismaha garoonka cusub ee Gaalkacyo,ayaa saakay qabsoomay.

    Shirkan waxaa soo abaabulay siyaasiyiinta Gobolka iyo Waxgarad,waxaana qorshuhu yahay in lagu shaaciyo dhulkii loogu talagalay dhismaha Garoonka in uu diyaar yahay wax walba oo jirayna la dhameeyay.

    Waxaa shirka jooga Wasiirka Duulista Wasiirka Howlaha Guud Wasiirka Arimaha Gudaha iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda PL ah.

    Sidoo kale Isimada Gobolka,ayaa fadhiya Shirka marka laga saaro Islaan Bashiir oo xanuunsaday,balse raali ka ah.

    Saacadaha soo socda,ayaan idinla wadaagayaa qodobada kasoo baxa iyo sawirada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.