Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhulka laga dhisayo Garoonka cusub Ee Gaalkacyo Oo la wareejiyay
    Somalia

    Dhulka laga dhisayo Garoonka cusub Ee Gaalkacyo Oo la wareejiyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkii looga xaajoonayay dhismaha garoonka cusub ee Gaalkacyo oo soo gabagaboobay.

    Shirka waxaa kasoo qaybgalay bulshada qaybaheeda ,maamulka Gobolka,kan Degmada iyo Wasiirada Arimaha gudaha iyo Hawlaha guud,isimo iyo siyaasiyiin hore.

    Shirka,ayaa lagu lafa guray wax walba oo hor taagnaa hirgalinta garoonka cusub,waxaana laysla waafaqay in laga wada shaqeeyo dhismihiisa.

    Si buuxda waxaa layskugu raacay in dhulka garoonka laga dhisayo uu diyaar yahay lana dhagax dhigo xiliga ugu horeeya ee ay ku haboonaato.

    Sidoo kale Isimadu waxay sheegeen in dhulkaas dan guud loo isticmaalay ayna Guddoomiyeen sidaas.

    Sida Xukuumada uu hogaaminayo Madaxweyne Deni sheegayso,waxaa diyaar ah mashruucii lagu dhisi lahaa garoonka oo ay maalgalinayso Dowlada Shiinaha.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.