Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhuusa-mareeb: Khilaaf siyaasadeed oo dib uga curtay Maamulka Galmudug
    Somalia

    Dhuusa-mareeb: Khilaaf siyaasadeed oo dib uga curtay Maamulka Galmudug

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Olalaha Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, ayaa ka socda magaalada Dhuusa-mareeb, kaddib markii uu xoogeystay khilaafka u dhexeeeya Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkas oo maalmo dib ugu laabtay Dhuusa-mareeb.

    Khilaafka Labada Masuul ayaa salka ku haya magacaabistii Golaha Wasiirada Galmudug ee dhowaan uu soo dhisay Madaxweyne QoorQoor, waxaana dhamaan fashilmay kulamadii ugu dambeeyay ee dhexmaray Labada Masuul.

    Madaxweyne QoorQoor ayaa dhowaan soo dhisay xubno ka kooban 24 Wasiir oo ay kasoo muuqdeen Xildhibaano kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka qeyb ah Mucaaradka Dowladda Madaxweyne Farmaajo, uuna kamid yahay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo uu u magacaabay Wasiirka Amniga Galmudug.

    Sidoo kale, Madaxweynaha Galmudug ayaa iska diiday xiriir khadka Telefoonka ah oo uu la soo sameeyay Madaxweynaha DFS, kaddib markii uu fashilmay wada-hadal ay habeen kahor yeesheen isaga iyo Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.