Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dibad-baxyo ka soconaya dalka Lubnaan
    Somalia

    Dibad-baxyo ka soconaya dalka Lubnaan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa sii xoogeysanaya Dibad-baxyada ka soconaya magaalada Bayruut ee caasimada dalka Lubnaan, kaas oo shacabka dalkaasi ay ku doonayaan isbadalo siyaasadeed iyo kuwo dhaqaale.

    Ciidamada ammaanka oo isku dayaya inay kala eryaan dibadbaxayaasha ayaa adeegsanaya sunta dadka ka ilmaysiisa iyo biiyo kulul.

    Inta la xqiijiyey 12 ruux ayaa dhaawacyo culus ay ka soo gaareen faageereyaasha isu soo baxyada ay ka socdaan. dowladda ayaa lagu eedaynayaa inay awood u adeegsaneyso shacabka.

    Afhayeen u hadlay dowladda ayaa sheegay in Internet-ka iyo korontada dalka oo dhan la jari doono, hadii shacabka aysan dib ugu laaban guryahooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.