Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dibad-baxyo maalintii labaad ka soconaya Iran
    Somalia

    Dibad-baxyo maalintii labaad ka soconaya Iran

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hogaamiyaasha dalka Iran ayaa wajahaya maalintii labaad dibad baxyo xoogan oo ay dadku kaga soo horjeedaan diyaaradii ay milatariga dalka Iran soo rideen, taas oo ay ku dhinteen 176 oo ruux oo saarnaa.

    Dibad baxyada ayaa ka soconaya magaalada caasimada ah ee Tehran iyo dhawr magaalo oo kale.

    Meelaha qaar waxaa lasoo wariyay in ay isku dhaceen dibad baxyaasha iyo booliska.

    Dowladda Iran ayaa qiratay in si kam ah ay usoo riday diyaarda dalka Ukrain mar ay dul mareesay meel u dhaw garoonka caalamiga ah ee Imaam Khumeeni.

    Dibad baxyada rabshadaha wato ee kasoconaya dalka Iran ayaa kusoo beegmaya xilli ay cirka isku sii shareereeso xiisada kala dhaxeeso dowladda Mareykanka. Tan iyo markii ay diyaarada Mareykanka ay duqeen ku dileen General Khaasim Suleemaani oo ahaa hogaamiye sar oo katirsanaa dowladda Iran.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.