Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Digreeto – Madaxwayne Deni oo curaartii ka jaray Caasumadda Puntland
    Somalia

    Digreeto – Madaxwayne Deni oo curaartii ka jaray Caasumadda Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland, oo ay warbaahinta Puntland Post heshay bishii February ee sannadkan, ayaa lagu joojiyay dhammaan curaaraha ay dowladdu maamusho ee la siin jiray hayโ€™adaha madaxa-bannaan ee dowladda iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay.

    Dikreetada oo ku taariikhaysan 2 February 2019, ayaa lagu amray in dhammaan lacagaha curraarta ee laga jaray hayโ€™adaha madaxa-bannaan ee dowladda iyo shirkadaha gaarka,loo isticmaalo bixinta mushahaaraadka iyo socod-siinta  hawlaha dowladda.

    Goโ€™aankaasi ayaa sida dikreetada ku qoran loo qaatay, kadib markii uu dowladda soo wajahay is-dhin dakhli oo baaxad weyn, ayna adkaatay in la bixiyo mushahaaraadka shaqaalaha iyo ciidamada .

    Caasimadda Garoowe oo ku jirtay meelaha dikreetadu  saameysay,  ayaan tan iyo wakhtigaasi helin lacagihii curraarta ay siin jirtay dowladda Puntland.

    Balse, dadweynaha oo aan la socon dikreetada hore, ayaa suโ€™aalo badan isweydiiyay, kadib markii xalay duqa degmada Garoowe uu Facebook-giisa ku daabacay, shaxda dakhliga u soo xarooday degmada oo muujinaysa in aan wax curraara la siin caasimadda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.