Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diiwaangelinta Dadka Puntland waa dan guud Ee ma’ahan dan gaar ah.!!
    Somalia

    Diiwaangelinta Dadka Puntland waa dan guud Ee ma’ahan dan gaar ah.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diiwaangelinta lagu gaarayo Dimuqraadiyad iyo Doorasho Qof iyo Cod ah,waa noo mustaqbal nawada anfacaya.

    Kuma xirna Deni in aad taabacsan tahay ama diidan tahay Diiwaangelintu ee waa dan guud.

    Xaqiiqda markaad dul istaagno Deni hogaamiyihii aan xiligan ubaahnayn ma’ahan si la mid ah Xasan Shiikh iyo Muuse Biixi.

    Guud ahaan Umadda Somaliyed mahayso hogaamiye uqalma in uu hogaansho sida Itoobiya uheshay Abiy kadib Melles,Kenya haldoor iskugu bad-badalayo hogaaminteeda.

    Kuwa Deni wax ku haysta ee Diiwaangelinta jid marka kasii dhiganaya ee Aaran-shaydaan wax badana Deni,ayaa Dalka iyo Dadka uga roon.

    Si kasta oo ay tahay Dimuqraadiyadu waa xalka kaliya ee aan uga gudbi karno kooxaha kala duwan ee Burcad Siyaasadeedka ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.