Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diiwaangelintii Cod bixiyayaasha Doorashooyinka PL Garowe ayay ku God gashay
    Somalia

    Diiwaangelintii Cod bixiyayaasha Doorashooyinka PL Garowe ayay ku God gashay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diiwaangelintii Garowe,waxaa lagu fashiliyay si fudud oo aan Dhiig ku daadan.

    Qorshaha lagu baajiyay Diiwaangelinta,waxaa abaabulay Aaran-shaydaan,iyagoo garab ka helaya Urur ka mid ah Ciidamada Puntland ee Kumaandooska ah.

    Markii laga soo tago garabka Aaran iyo Ciidamada taabacsanaa,waxa iyaguna fududeeyay fashilinta Diiwaangelinta Ciidamadii galbinayay iyo masuuliyiintii Dowlada.

    Si hoose,ayaa loo wada hadlay,waxaana lagu ballamay in aan laysku dhiban oo lakala war wareego,waxaana kor loo ridayay Xabadaha lays dhaafsanayay.

    Laba Qodob,ayaa laga bartay khal-khalgelintii Diiwaangelinta ee Garowe…

    1.Madaxweyne Deni cid Dowladiisa ka mid ah oo daacad u ah una haysa rabitaan in aysan jirin.

    2.Beesha Ciise Maxamuud Shacab iyo haldoor saamaynta ugu weyn,waxaa ku leh Aaran-shaydaan oo waxaa ugadmay Erayga ah “Dan Ciise Maxamuud baan wadnaa”.

    Garowe inqilaab aan Dhiig ku daadan oo laga dhex adeegtay Dowladii Deni,ayaa lagula wareegay.

    Si kale hadii loo dhigo Diiwaangelintii waxay ku geeriyootay Garowe.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.