Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dil fool xun oo ka dhacay Caasimada Kenya Ee Nayrobi
    Somalia

    Dil fool xun oo ka dhacay Caasimada Kenya Ee Nayrobi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bulshada Somaliyed ee ku nool Magaalada Nayrobi ee Caasimadda Kenya,ayaa aad uga naxay dilka Hooyo Somaliyed.

    Hooyada,ayaa lala dilay Gabadheeda iyogGaaar ay habar-yar u tahay.

    Maydadkooda oo si xun loo dilay kaddibna la jar jaray,ayaa laga helay qeybo ka mid ah Xaafadaha Nayrobi.

    Booliska Kenya,ayaa sheegay, in Hooyada oo lagu magacaabi jiray, Waris Daa’uud iyo Gabadheeda Aamina Cabdirashid oo 21 jir aheyd iyo Nuseyba Daahir oo 12 jir aheyd oo ay habar yar u aheyd Gurigooda laga afduubay habeenkii Isniinta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.