Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diyaarad Rakaab Oo ku burburtay Hawada Iran
    Somalia

    Diyaarad Rakaab Oo ku burburtay Hawada Iran

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaaradda Ukrain Airlines ayaa saaka ku burburtay hawada sare ee dalka Iiraan, ka dib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha ee Imam Khomeini ee caasimadda Tehran.

    Diyaaraddan ayaa sida lagu waramay waxay siday 200 oo qof oo rakaab ah iyo shaqaalihii waday, iyadoo nooceedu ahaa Boeing 737.

    Diyaaradda ayaa ku socotay caasimadda dalka Ukrain ee Kiev, Burburka diyaaradaan ayaan la ogayn in ay xiriir la leedahay xiisada ka aloosan Barigga

    Madaxad hey’adda laanqeyrta bisha cas ee dalka Iran ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in ay adag tahay in qof uu ka badbaado diyaaradda dhacday

    Xaalada dalka iyo dad iran ayaa cabsi weyn soo Foodsaartey markii Dawlada Maraykanka ay bartilmaam ka dhigatay iney duqeyso 50 xarun oo muhiim u ah dalka iran maalmahan soo socda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.