Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diyaaradii hawada Tehran ku burburtay oo lagu eedeeyay Iran
    Somalia

    Diyaaradii hawada Tehran ku burburtay oo lagu eedeeyay Iran

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 10, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isalwasaaraha Kanada waxuu sheegay in diyaaradii Rakaabka ee ku dul burburtay hawada Tehran lagana lahaa Dalka Ukrain duulimaadkeedu ahaa Flt 715 ay eersatay Laba Gantaal oo Iraniyiintu lahaayeen..

    Diyaarada way soo dhacday,waxaana qabsaday laba Gantaal oo ah nooca SA-15s ah oo ay Iran lahayd,sida aan ku helnay xog ururintayada iyo xogaha xulufadayada”sidaa waxaa yiri rw Kanada Trudeau.

    Ma cada in Iraniyiintu si ula kaca Gantaalada ugu rideen diyaarada iyo in khalad Radaar uu dhacay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.