Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Doorashada Holand iyo saadaasha cida ku guulaysan doonta
    Somalia

    Doorashada Holand iyo saadaasha cida ku guulaysan doonta

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 15, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hogaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadeed ee ugu waaweyn Netherlands ayaa yeeshay doodoodi ugu dambaysay ee Tv-ga, ka hor doorashooyinka guud ee Arbacada dhacaya.

    Waxaa in badan laga hadlay arrimaha socdaalka.

    Murashaxa xisbiga midig-dhexe oo ra’iisul wasaaraha, Mark Rutte, ayaa ku gacan sayray siyaasadaha siyaasiga midigta fog, Geert Wilders.

    Wuxuu ku tilmaamay qorshihiisa uu ku xirayo xuduudaha iyo masaajidda, uuna ku mamnuucayo quraanka inuu yahay “xal been ah”.

    Dhiniciisa yuu Mr Wilders sheegay in uu dareemayo in Netherlands aysanba “dhamaantood lahayn”.

    Hogaamiyaha xisbiga shaqaalaha Loedwijk Asscher ayaa isna sheegay in Wilders uusan xal hayn.

    Saadaasha ugu dambaysa ayaa muujinaysa in taageerada Mr Wilders ay noqon karto mid si tartiib ah u soo baxda.

    28ka xisbi ee tartamaya ayuusan midkoodna u muuqan inuu helayo aqlabiyad buuxda, sidoo kalena midkoodna ma uusan sheegin inuu doonayo inuu la shaqeeyo Mr Wilders.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.