Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka oo ka dhacaysa Kismaayo (Akhriso)
    Somalia

    Doorashada kursi ka banaan Golaha Shacabka oo ka dhacaysa Kismaayo (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa ay shaaciyeen inay dhawaan dhaceyso doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo uu ka geeriyoodey Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka.

    Doorashada Kursigaan oo lagu qabanayo Magaalada Kismaayo ayaa Guddiga waxaa ay sheegen in uu baneeyey Ex-Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ku geeriyoodey weerarkii lagu qaaday Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada 23-kii Bishii Maarso ee sanadkii 2019,isaga oo sidoo kale ahaa Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda.

    Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa ay sheegeen in doorashada Kursiga ka banaan Golaha Shacabka ay Magaalada Kismaayo ka dhaceyso 12-ka Bishaan,isla markaana looga baahan yahay Ergada wax dooraneysa inay diyaar garoobaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.