Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Doorashada Pakistan Ee rabshaduhu hareeyeen oo soo xirantay
    A supporter of Pakistan Muslim League-Nawaz (PML-N), waves a party flag as he celebrates during the general election in Rawalpindi, Pakistan July 25, 2018. REUTERS/Faiasal Mahmood - RC124C6A7830
    Somalia

    Doorashada Pakistan Ee rabshaduhu hareeyeen oo soo xirantay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Goobaha codbixinta,ayaa la soo xiray doorashada guud ee Pakistan, oo ay hareeyeen rabshado goosgoos ah iyo mucaaradka oo cambaareeyay joojinta adeegyada taleefannada gacanta iyo internetka.

    Xisbiga PTI ee ra’iisul wasaarihii hore ee la xiray, Imran Khan, ayaa ku tilmaamay in si ula kac ah loo caburinayo xuquuqda muwaadiniinta.

    Maamulka,ayaa sheegay in talaabdaas ay sabab u tahay amniga oo sii xumaanaya.

    Shan ka mid ah Ciidamada Booliska,ayaa la dilay kadib markii rag hubeysan ay bam ku xireen degmada waqooyi galbeed ee Dera Ismail Khan, halka magaalada Kot Azam lagu dilay askari kadib markii ciidamada la weeraray.

    Laba goobood oo codbixineed oo ku yaal gobolka Baluchistan ayaa lagu weeraray Bambooyinka Gacanta laga tuuro.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.