Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Doorashada Somaliland oo si Nabad ah kusoo xirantay
    Somalia

    Doorashada Somaliland oo si Nabad ah kusoo xirantay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 13, 2024Updated:November 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Guddida Doorashada Somaliland ayaa sheegay in tirinta cododku billaabantay, islamarkaana si guud ay nabad ugu soo dhamaatay doorashadii.

    Guddoomiyaha guddida doorashada ayaa shacabka Somaliland u sheegay ina natiijada rasmiga laga qaadan karo oo kaliya komoshinka doorashada.
    waxa uu sheegay in natiijada ay ku dhawaaqi doonaan 21-ka bishan November.

    Doorashadan oo laba sano dib uga dhacday xilligii la filayay ayaa ku soo aadeysa xilli xiisadi ay ka dhex oogan tahay Soomaaliya iyo Ethiopia, iyo iyadoo magaalada Laascanood iyo magaalooyin kale oo hoos yimaada maamulka SSC-Khaatumo oo doorashooyinkii hore ay ka dhici jireen aysan haatan gacanta ugu jirin maamulka Somaliland.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/AQNQsyx5eBjw7lOkFcpCmN_edzYM8P7YtzFaZMzfO4tYRag3CjMNHyHPAyuZqcIHe_-rEP9YYkZTh8yu_hQxTOsj.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.