Warsaxafadeedka ka soo baxay wasaaradda Duulista iyo garoomada ee Federaalka ayaa lagu sheegay in dowlada ay ka xuntahay goโaankaasi oo ay aamisan tahay inay culays ku keenayso muwaadintii Soomaaliyeed ee u safra dalkaasi Kenya iyo Caalamka intiisa kale.
Dowladda Federaalku waxay ugu baaqday dowladda Kenya in dib u fiiriso tallaabadan culayska ku ahaa ganacsiga iyo isu socodka labada shacab.
Gabagabdii, Dowladda federaalka waxay warsaxafadeedka ku sheegtay inay qiimaynayso tallaabada ku haboon ay ka qaadi doonto goโaanka iyadoo xiriiro la samayn doota hayโadaha ay khusayso.
Halkan ka akhriso war saxaafadeedka:-

