Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Fadaraalka Somaliya oo ku qaaday dagaal Ganacsi Somaliland
    Somalia

    Dowlada Fadaraalka Somaliya oo ku qaaday dagaal Ganacsi Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talaabooyinkan,waxay sii kala fogaynayaan Shacabka Somaliyed,waxayna cuqdad iyo xumaan sii galinayaan Shacabka Somaliyed ee SL.

    Waa talaabooyin taabanaya Bulshada caadiga ah ee SL qaybaheeda kala duwan oo reebaya xumaan.

    Ganacsiga ka jira SL,waxa uu ku xiran yahay xiriir dibada ah oo siyaabo kala duwan ay ula macaamiilaan.

    Tusaale,waxaa loosoo qaadan karaa khadka Internet-ka ee SL usoo mara Jabuti.

    Villa Somaliya Inta ay ku mashquulayso sii fogaynta Bulshada SL ma awoodi wayday in ay la timaado aragti xal keeni karta?

    Talaabooyinka Villa Somaliya qaaday,waa kuwo lagu deg-degay oo masuuliyad daro ah,isla markaana ku salaysan aragtida Dadka caadiga ah ay qabaan.

    Talaabooyin sii kala fogaynaya Somalida oo udhigma weerar Ciidan oo lagu qaaday Shacabka Hargaysa.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.