Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Fadaraalka Somaliya oo Udigtay Diblomaasiyiinta Reer Galbeedka
    Somalia

    Dowlada Fadaraalka Somaliya oo Udigtay Diblomaasiyiinta Reer Galbeedka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Arimaha Dibada DFS,ayaa digniin culus udiray Diblomaasiyiinta Reer Yurub ee ku sugan Somaliya,kadib hadalo ay ka yiraahdeen Doorashada Somaliland

    :Somaliland ha ku tilmaamin dal gaar ah, waa Gobol ka mid ah Soomaaliya”Ayuu yiri Fiqi.

    Fiqi l,ayaa sheegay in uu u yeeray safiirka Denmark u fadhiya Soomaaliya si uu uga hadlo hadal uu ka jeediyay,isagoo ku sugan Hargeysa.

    “Soomaaliya waa Hal Dal,iyadoo aan loo eegin arimaha aan ku kala duwanahay ,ma aqbali doono in Safiir Somaliya oo qayb ka mid ah ku tilmaamo Dal gaar ah,ka aqbali mayno in ay qariyaan Wadsnka loo soo diray iyo in ay ka xishoodaan ama ka gabadaan in ay sheegaan Dalka loosoo diray”Ayuu yiri Fiqi.

    “Waa in loo arkaa Doorashada SL mi ka dhacday Gobol ka mid ah Somaliya,wixii kala duwanaansho ahna waa in Soomaalidu dhexdeeda ka xalisataa.”Ayuu yiri Wasiir Fiqi.

    Wasiir Fiqi hadalkan,ku dhiirashada Sixida Diblomaasiyiinta Reer Galbeedka iyo Ilaalinta Midnimada Wadanka,waxaa ugu soo istaagay Bulshada Somaliyed inteeda badan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.