Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Imaaraadka oo hor istaagtay in Ciidamada Badda PL Deni adeegsado
    Somalia

    Dowlada Imaaraadka oo hor istaagtay in Ciidamada Badda PL Deni adeegsado

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Imaaraadku waxay ka hor timid qorshe Madaxweyne Deni watay oo ahaa in hal Urur oo ka mid ah Ciidamada Badda uu ka hawlgeliyo Magaalooyinka xiligan oo uu ka baqayo kacdoonka Mucaaradka.

    400-Askari,ayuu amar ku bixiyay in ay ka hawlgalaan Magaalooyinka,gaar ahaan Bosaso iyo Garowe,waase ku Gacan say reen Imaaraadku.

    Tani waxay wax ka taraysaa in uu waayo Deni awood xoog badan oo wax ucaburisa xiligan muhiimka u ah isaga oo uu rabo in uu sameeyo mudo kororsi baalmarsan Dastuurka Puntland.

    Dowlada Imaaraadku waa mida bari taarta Ciidamada Badda PL dhan walba,waxayna diidmadeedu ka dhigan tahay in uusan Deni u isticmaali Karin caburin Ciidankaas.

    Hadii warkan hada soo baxay 100% dhab noqdo,waxuu war wanaagsan uyahay Shacabka Puntland oo wal wal ka qabay in Deni ku dhibaateeyo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.