Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Iran oo rasmi ahaan uxaqiijisay Geerida MW Raise
    Somalia

    Dowlada Iran oo rasmi ahaan uxaqiijisay Geerida MW Raise

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn,waa la helay Burburkii Diyaarada uu saarnaa Madaxweynaha Iran.

    Si rasmi ah,ayaa loogu dhawaaqday dhimashada….

    1. Madaxweyne Ibraahim Ra’iisi.
    2.Xuseyn Amiir Cabdel-Lahyaan Wasiirkii arrimaha dibada.
    3.Malek Rahmaayi Amiirkii Gobalada xadka Azerbijan xiga.
    4. Lataliyayaal sare.
    5.Wiil uu dhalay Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan Ayatulah Cali Khumeyni.

    Maydadka oo uu ku jiro Maydka Madaxweynaha,ayaaa la helay.

    Iran dhacdadan,waxay ku noqotay Wajigabax,si gaar ah talada Wadaada xagjirka ah ayay ceebaysay.

    Madaxweynihii Wadanka in la waayo Raq iyo Ruux mudo ku dhow 24-Saac waxay banaanka soo dhigaysaa halka Iran taalo.

    Iranian rescue teams now transfer the bodies of Iranian officials, including President Raisi and Foreign Minister Amir-Abdollahian, to the downstream areas from the helicopter crash site. pic.twitter.com/GZ5KqWemZP

    — Clash Report (@clashreport) May 20, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.