Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Itoobiya oo wada qorshe ay ku badbaadinayso Siyaasada Muuse Biixi
    Somalia

    Dowlada Itoobiya oo wada qorshe ay ku badbaadinayso Siyaasada Muuse Biixi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiyaanku waxay wadaan waa badbaadinta Muuse Biixi.

    Deni casuumadiisa Adis waa in ay jihada dagaalka khaldaan kuna saaraan cadaadis PL in ay dagaalka ay sida dadban ugu jirto ka baxdo.

    Balse M.Deni mowqifkiisa uu la hor tagayo Itoobiyaanka waa cad yahay,waana ” PL dagaal kuma jirto”.

    Gudoomiyaha Baarlamaanka SL iyo Xisbiga Cirro,waxaa loo casumay iyagana in ay culayska ka yareeyaan Muuse oo doorashada aqbalaan,isla markaana joojiyaan taageerada ay uhayaan kacdoonka Shacabka LC.

    Itoobiya waxay fahansan tahay dagaalka LC in ay PL wado,isla markaana Xisbiga Waddani door ku leeyahay.

    Muuse Maanta,ayaa Adis laga sugayaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.