Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Jabuti oo ka jawaabtay Eedayntii Muuse Biixi
    Somalia

    Dowlada Jabuti oo ka jawaabtay Eedayntii Muuse Biixi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 1, 2024Updated:July 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dawladda Jabuuti,ayaa ka jawaabtay eedayn ugu timid Somaliland,taas oo ku aadanayd in Jamhad ka dhan ah Somaliland lagaga dhawaaqay dalkaas.

    Jabuuti,ayaa warkaas ku tilmaantay mid aan wax ba ka jirin.

    Wasiirka Maaliyadda ee dalka Jabbuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh oo barta Twitter-ka farriin ku qoray,ayaa sheegay in ay ka xun yihiin eedaha beenta ah ee aan waxba ka jirin ee uga imaanaya Somaliland.

    Wasiir Ilyaas,ayaa ku dooday in “Jabuuti ay tahay meel wada jir iyo is-dhexgalka gobolka u taagan. Isku xidhena u ah nabadda & xasiloonida Gobolka.”

    Waxa kale oo uu sheegay in aanay dhex gelin arrimaha gudaha ee cid kale.

    Wasiir Ilyaas,ayaa sida oo kale xusay in ‘maskaxda lagu hayo sida oo kale in hore loogu eedeeyey in Somaliland ay ka taageereen dagaalkii Gobolka “SSC”sida uu hadalka u dhigay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.