Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Kenya oo amaro cusub kasoo saartay xakamaynta Khamriga
    Somalia

    Dowlada Kenya oo amaro cusub kasoo saartay xakamaynta Khamriga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, ayaa ku amray maamulayaasha dowladda ee gobollada dhexe ee dalkani, inay dhaqan geliyaan awaamiirta hal baarmagaalo kasta, oo soo baxday todobaadkii hore.

    Rigathi Gachagua, ayaa waxa kale oo uu doonayaa in qaybaha madadaalada ee gobolka, ay shaqeeyaan oo kaliya inta u dhaxaysa 05-ta galabnimo illaa iyo 11:00 saqda dhexe, taasoo ah tallaabooyin cusub oo loola jeedo in lagula tacaalo khamriga.

    Waxaa jirta cabsi laga qabo in awaamiirtani ay riixi doonto qaar badan oo caba maandooriyahani, inay maciin bidaa khamriga guriga lagu sameeyo – oo inta badan lagu daro kiimikooyinka warshadaha.

    Kal hore ayaa waxaa lasoo sheegay dhimashada ka dhalatay kiimiko sharci darro ah.

    Laakiin Gachagua, ayaa Khamiistii ku adkaystay in khamriga uu gobolka dhaca bartamaha Kenya, uu si weyn u wax yeeleeyey.

    Wuxuu intaa ku daray in saraakiisha aysan u cusboonaysiin shatiga makhaayadaha marka uu ka dhaco.

    “Aan wax ka qabanno arrimahan, aan badbaadino jiilka soo socda, haddii kale dhibaato, ayaa na soo wajihi doonta oo dhanka bulshada ah,” ayuu yiri.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.