Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada PL maku saxan tahay diidmada go’aamada Odoyaasha Dhaqanka?
    Somalia

    Dowlada PL maku saxan tahay diidmada go’aamada Odoyaasha Dhaqanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Su’aalaha lays waydiin karo,waxaa ka mid ah ….

    Hadii Isimo go’aamin karo habka Doorasho ee Dowlada Puntland ay qaadanayso maxay ujiraan hay’adaha Dastuuriga ah?

    Dowladu in ay ku adkaysato qorshaheeda Doorasho waa hogaamin sare,hadii wax ka badalmayaana ay ka timaado isla iyada oo ilaalinaysa Dastuurka.

    Isimadan kama weyna kuwii Garowe ku shiray ee go’aamada soo saaray oo Boqorku Shir Gudoominayay.

    Oday iyo Dowladnimada in  la kala reebo,waa shaqo  loo baahan yahay oo ay tahay in la qabto.

    Muhiimadu,waa in 16-ka Bishan ay bilaabato Diiwaangelinta oo dib loo furay.

    25-Feb 2024  oo ay qabsoonto Doorasho Qof iyo Cod ah.

    9-ka Janaayo 2024 oo Madaxweyne Deni Kursiga ugu sii fadhiyo buuxinta Dastuurka ee ah ku simida awooda Dowlad la doortay.

    Waxa kaliya ee furan waa turxaan bixinta habka ugu hufan ee ay uqabsoomi karto Doorasho Qof iyo Cod ah.

    Intaas,waxii kasoo hara,waa hay’adaha Dastuuriga ah oo qaata go’aan ay u arkaan xal Ummadeed.

    Sharciyad mahaystaan Oday,Musharax iyo Maleeshiyo midna.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.