Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Puntland iyo Baanka Aduunka oo kulan ku yeeshay Garowe
    Somalia

    Dowlada Puntland iyo Baanka Aduunka oo kulan ku yeeshay Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2023Updated:January 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiiro iyo Mas’uuliyiin ka socda Hay’adaha Dowladda Puntland ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Garowe wefti ka socday Banggiga Adduunka oo ay hogaaminaysay Madaxa Bangiga ee Somaliya Mrs Kristina Svensson.

    Kulanka oo uu shir guddoominaayey Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayna ka qayb galeen Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Biyaha iyo Macdanta, Wasiirka Ganacsiga, Wasiiru Dowlaha Qorshaynta, Agaasimaha Madaxtoyada, Agaasime ku-xigeenka Banggiga Puntland, Xisaabiyaha Guud iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda.

    Shirka waxaa si qoto dheer looga wada hadlay mashaariicda horumarinta ee Banggiga Adduunka ka fulinayo Somaliya, gaar ahaan Puntland.

    Shirka,ayaa ku soo dhammaaday in Dowladda Puntland iyo Banggiga adduunku ka wada shaqeeyaan xoojinta Dowlad dhiska Somaliya, gaar ahaan in hirgelinta Mashaariicdu noqdaan kuwa waafaqsan hannaanka Federaalka Dalka.

    Baahintii

    Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.