Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Puntland oo mamnuucday Hubka Magaca Difaaca Sool lagu soo dejiyo
    Somalia

    Dowlada Puntland oo mamnuucday Hubka Magaca Difaaca Sool lagu soo dejiyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan hawlgalkii Xalay fashilmay ee la dagaallanka Hubka Sharcidarada ah,wuxuu baqdingelinayaa kuwa ka shaqaysta.

    Sidoo kale,wuxuu muujiyay in ay hirgashay wareegtadii lagu joojiyay Hubkii soo degistiisa loo fasaxay difaaca Sool.

    Dagaalkii Sool xaaladaha laga dhaxlay,waxaa ka mid ah in Hub fara badan soo galay gudaha Puntland oo Dowladu ka indhoqarsatay,iyadoo laga duuliyay xoraynta Gobolkaas.

    Haatan,waxaa khasab ah in la xakameeyo Hubka soo galaya gudaha Puntland oo ay wadajir uwada hawlgalaan Laamaha amaanka ee kala duwan.

    Nasiibdarada jirtaa,waxay tahay Bari oo ay ku sugan yihiin in ka badan 3000-Askari oo aad utababaran hadana Qalabaysan in amaankiisu yahay mid aan fadhiyin oo marka ay wax dhacaan laysku yaaco.

    Waxaa kaloo iyaduna waxaan la qaadan karin in Ciidamadaas aysan si toos ah uwada shaqayn.

    MW Deni waa ku ceebaysan yahay arimaha Ciidamada si walba oo uu dadaal umuujiyay mana ahan wax ka dhaadhici kara Dadka in Deni ku filnaan waayay midaynta Ciidanka iyo dajinta qorshe amni.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.