Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Somaliya maku saxan tahay in aysan cayrin Safiirka Itoobiya?
    Somalia

    Dowlada Somaliya maku saxan tahay in aysan cayrin Safiirka Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhawr arimood oo ay Dowlada Somaliya aysan qaadin ilaa iyo hada,waa ku saxsan tahay marka la qiimeeyo natiijada ka dhalan karta…

    1.Hadii diyaarada la joojiyo,waxay taabanaysaa Shacabka Somaliyed ee caadiga ah,waxayna Dowlada Xasan galaysaa khaladkii ay gashay Dowladii Farmaajo ee ay JL Diyaaradaha uga joojisay,iyadoo Siyaasad ka eegaysa.

    2.Hadii Safiirka la cayriyo,waxaa isna soo baxaya kan Somaliya ee Adis jooga,waxaana lumaya xog iyo xiriir loo baahan yahay helidooda.

    3.Hadii Ciidanka Itoobiya ee qaybta ka ah Atmis laga saaro Wadanka,waxaan umuuqanaynaa Dad caadifadeed oo aan isxakamayn karin welina aan masuul noqon laguna aamini karin awood oo wax walba laga filan karo.

    Abiy,isagaa Dhiiqo Diblomaasi Lugaha lagalay ee ma’ahan in uu Somaliyana ugeliyo Dhiiqadaas Lugaha oo ka wasakheeyo fursadaheeda soo kabasho.

    Dadka u olalaynaya arimahan waxay ka eegeen ficiltanka dhankiisa,waana looga leeyahay talo ahaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.