Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Somaliya oo dalbatay in dib loo dhigo bixida Ciidamada Atmis
    Somalia

    Dowlada Somaliya oo dalbatay in dib loo dhigo bixida Ciidamada Atmis

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markii hore,ayaa la oran karaa,waa lagu degdegay dalbashada bixida Ciidamada Atmis.

    Farmaajo oo ahaa Madaxweynihii dalbaday in la saaro Ciidamada Atmis,ayaa dhaliisha ugu weyn leh.

    Haatan Xasan Shiikh,waxaa lagu dhaliili karaa in uusan ka diyaar garoobin markii uu talada la wareegay qorshahaas.

    Qorshuhu,waxuu ahaa halkii Askari oo Atmis ah in ay badalaan Sadex Askari oo Somali ah,taasoo udhiganta 60-kun oo Askar Somali ah in la helo.

    Waxaa xusid mudan Goobihii ay ka baxeen Ciidamada Atmis in durba ay la wareegeen argagixisada.

    90-Cisho ayay Dowladu codsatay in dib loogu dhigo bixida Ciidanka,waxaase muuqata in aysan mudadaas ku diyaarin karin Ciidan oo si dhamaystiran loo joojin doono bixida Atmis.

    Xarumaha ay ka bixi lahaayeen Ciidamada Atmis ee la hakiyay,waxaa ku jirta Villa Somaliya.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.