Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Somaliya oo ka hor timid soo jeedinta Faransiiska
    Somalia

    Dowlada Somaliya oo ka hor timid soo jeedinta Faransiiska

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Faransiiska,ayaa soo jeediyay in xadgudubka Sharci ee Itoobiya ay ku samaysay Midnimada iyo Qaranamida Somaliyed lagu celiyo IGAD iyo Midowga Afrika.

    Ujeedka Faransiisku,waa garabsiin soo jeedintii Itoobiya ee ahayd in arinka Badda lagu xaliyo Gudaha Afrika,taasoo ay u arkaan in ay fursad utahay Itoobiya.

    Faransiisku,waa Madaxweynaha xilligan ee Golaha iyo maalgeliyaha Ciidamada Badda Itoobiya.

    Dowlada Somaliya,ayaa soo jeedinta Faransiiska ganafka ku dhufatay,waxayna dalbatay fadhi kale oo Golaha amaanku kaga xaajoodo arinkan.

    Maraykanka,Jaamacada Carabta iyo Ururka Islaamka,ayaa ku taageeray Somaliya diidmadeeda iyo soo jeedinteeda Labaad.

    Laba Todobaad ayay qaadataa marka Dowlad soo gudbiso codsi in Goluhu fariisto oo ka xaajoodo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.