Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Turkiga oo DFS ka codsatay in aysan ujawaabin Abiy
    Somalia

    Dowlada Turkiga oo DFS ka codsatay in aysan ujawaabin Abiy

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida aan xogta ku helay Dowlada Turkiga,ayaa ka codsatay DFS in aysan ka jawaabin hadalkii Abiy ka horjeediyay Baarlamaankiisa.

    Turkidu,waxay la wadaageen Somalida in uu hadalka Abiy yahay isbadbaadin Siyaasadeed oo uusan nuxur kale lahayn waxna udhimi karin heshiiskii lawada gaaray.

    Hadalka Abiy,waxa uu daaran yahay Sadex Qodob oo kala ah…..

    1.Dajinta Dadka Itoobiyaanka ah,maadaama horay uu ugu sheegay wax kale.

    2.Badbaadinta Muuse Biixi,maadaama 3-dii Bood ee kala ahaa July.Aug iyo Sep ee olalaha Doorasho uu ku geli lahaa ictiraaf baan keenay laga fashiliyay.

    3.Ka jawaabida hadalkii Xasan jeediyay ee ahaa “Itoobiyaankaa codsaday in Ankara lawada tago”.

    DFS,way ku khasban tahay in ay udheg raariciso BC,sababtoo ah maba hayso awood aan Diblomaasiyada ahayn oo ay isku difaacdo…

    1.Maleh Ciidan Lug oo Xuduud xiri kara.

    2.Maleh Ciidan Badeed oo Xuduud xiri kara.

    3.Maleh Ciidan Cir xuduud xiri kara.

    Somalidu,waxay ubaahan tahay Hogaamiye Siyaasada ku mideeya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.