Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Xamar oo ka laabatay codsigeedii xiritaanka Xaafiiska UNSOM Somaliya
    Somalia

    Dowlada Xamar oo ka laabatay codsigeedii xiritaanka Xaafiiska UNSOM Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 11, 2024Updated:May 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada lumisay Sharciyada ee Xamar fadhigoodu yahay,waxay soo tuurtay Warqad kale oo ay kaga laabatay codsigeedii xiritaanka Xaafiiska UNSOM.

    Doodeeda,waxay kusoo ururisay dib uqiimayn halagu sameeyo shaqada Xaafiiska Unsom ee Somaliya.

    Dib uqiimaynta horayba,waxaa uwaday isla QM,waxaana dhici karta in Magaca iyo Shaqada Xaafiiska wax laga badalo.

    Waxaa jiray xiriir dhexmaray Xasan iyo Xoghayaha guud,kaasoo si cad loogu sheegay Xasan in Xaafiiska Siyaasada QM aan la xirayn oo Somalidu weli ubaahan tahay taageero.

    Markii horeba,waxay ahayd go’aan lagu degdegay oo aan laga fiirsan oo masuuliyad dari ah.

    In laga laaban doono,waa layska ogaa,waxaase sii bahdilmay diblomaasiyadii awalba Dhulka taalay ee Somaliyed.

    Markale 15-Sano kadib caalamku,waxaa ucadaatay in aanan weli soo kaban oo aysan wax noo kordhin,isla markaana masuuliyad nalagu aamini karo aysan jirin.

    Somalidu weli kama midaysna amniga iyo Siyaasada ilaa la gaaro midnimo Amni iyo Siyaasadeed oo Dowladnimadu awood uyeelsto hanashada Labadaa Qodob baahida loo qabo QM waa jiraysaa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.