Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Burundi oo shaacisay tirada Ciidankii looga dilay Weerarkii Balcad (Akhriso)
    Somalia

    Dowladda Burundi oo shaacisay tirada Ciidankii looga dilay Weerarkii Balcad (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Burundi ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadashay weerarkii todobaadkaan Kolonyo ka tirsan Ciidamadooda loogu geystay Tuulada Gololeey ee duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyada oo shaacisay tirada askarta looga dilay weerarkaas.

    Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidamada Burundi oo aan Magaciisa la shaacin lana hadlay Wakaaladda Waraka ee AFP ayaa isaga oo ku sugan Magalada Bujambura oo ah Caasimadda dalka Burundi waxaa uu sheegay in weerarkaas Ciidamadooda looga dilay 12 askari Lix kalena lagu dhaawacay.

    “Haa waa run Nasiibdarro 12 kamid ah Ciidamadeena ayaa la dilay lix kalena waa la dhaawacay (sabtidii) xagjiriinta Al-Shabaab ayaa weerarey  kolonyo katirsan Ciidamadeena  oo kusii jeeday magaalada jowhar kana ambabaxay  muqdisho” ayuu yiri sarkaal katirsan dowlada Burundi”.

    Si kastaba Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyada weerarka Kolonyada ka tirsanaa Ciidamada Burundi oo ka mid ah Ciidamada AMISOM lagula eegtay tuulada gololeey ee duleedka degmada Balcad ayaa waxaa ay sheegeen inay weerarkasi ku dileen 14 Askari.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.