Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Fadaraalka Somaliya oo Amar dul dhigtay Shirkadaha Adeegyadda Lacagaha Telefoonada.
    Somalia

    Dowladda Fadaraalka Somaliya oo Amar dul dhigtay Shirkadaha Adeegyadda Lacagaha Telefoonada.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 14, 2023Updated:February 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Fadaraalka Somaliya,ayaa ku amartay Shirkadaha adeegyadda Lacagaha Talefoonada (Mobile Money Providers) in dhaqdhaqaaqyada maalinlaha ah ee macaamiishooda uusan ka badnaan karin USD $300 (Sedex boqol oo dolar).

    Shirkadaha Isgaarsiinta,ayaa lagu amray in ay diiwaangeliyaan macaamiisha qaadanaya Sim Kaarada Cusub, ugu yaraan laga qaado sawir iyo farro iyo in kuwii horay u qaatay Sim kaarada in dib loo diiwaangeliyo muddo 90-Cisho ah.

    Dowlada,ayaa ku hanjabtay in cidii fulin wayda amaradan in lala tigsan doono Sharciga.

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.