Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Federaalka oo digniin cusub kasoo saartay Fatahaado iyo Daadad hor leh.
    Somalia

    Dowladda Federaalka oo digniin cusub kasoo saartay Fatahaado iyo Daadad hor leh.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin waxaa ay kasoo saartay inay ka dhici karaan fatahaado iyo daadad deegaano ka tirsan Koonfurta Soomaaliya.

    Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in Saadaasha Roobka ee labada Maalin ee soo socota ay macquul tahay inay da’aan roobab xoogantaasi oo keeni karta daadad iyo fatahaado horleh.

    Roobabka ayaa Wasaaradu sheegtay in loo badinayo inay ka da’aan Dhulka Sare ee Itoobiya taas oo markasta sababta inay kordhaan fatahaadaha wabiyada dalka, sidoo kalena la filayo inay kor u kacaan heerka Biyaha Wabiyada Shabeelle iyo Jubba ee Gobolada Hiiraan iyo Gedo.

    Meelaha ay cabsida badan kajirto ayaa waxaa lagu sheegay Magaalooyinka Baladweyne, Baardheere, Doolow iyo Gobolada Baay iyo Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.