Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Federaalka oo shaqo joojin ku sameysay Labo Hay’adood+Akhriso
    Somalia

    Dowladda Federaalka oo shaqo joojin ku sameysay Labo Hay’adood+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 12, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Warfafainta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu hakiyey Shaqooyinkii Ay dalka ka hayeen laba hay’adood oo kala ah Media Ink iyo Perspective Media ,kuwaas oo kamid ah Hay’adaha ka howlgalla Soomaaliya.

    Wareegto uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta C/raxmaan Al-Cadaala ayaa lagu shaaciyey in la hakiyey Shaqooyinkii ay dalka ka hayeen labadaasi Hay’adood.

    Shaqo hakinta labadan Hay’adood ayaa la sheegay inay timid kadib markii ay raaci waayeen nidaamka ay Wasaaraddu u dejisay hey’adaha ka shaqeeya warbaahinta ee Ku sugan gudaha dalka.

    Hay’adaha Media Ink iyo Perspective Media ayaa waxaa ay ka Shaqeeyaan Arrimo la xiriira dhinaca Warbaahinta, iyaga oo Xarumo waaweyn ku leh Magaalooyinka Nairobi ee dalka Kenya iyo Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.