Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG-DEG: Dowladda Iran oo shaacisay in ciidankeedu soo rideen diyaaradii Ukraine Airlines
    Somalia

    DEG-DEG: Dowladda Iran oo shaacisay in ciidankeedu soo rideen diyaaradii Ukraine Airlines

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 11, 2020Updated:January 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Ciidanka kacaanka Iraan ay soo rideen Diyaaradii dhawaan ku dhacday dalkaasi ee  Ukraine Airlines ka dib markii ay shaki ka muujiyeen in ay duqeyn rabto Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Iran.

    War goor dhow kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in diyaaradda ay u dhawaatay  xero milatari oo xasaasi ah waxaana loo dejiyay khalad bini’aadanimo awgeed, sidaana waxa sheegay Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee jamhuuriyada Iran.

     Dowladda waxay qiratay in diyaaradda lasoo riday oo Khaladkaasi ay gashay dowladda Iran.

    Diyaarad nooceedu yahay Boeing-737 oo ay saarnaayeen ku dhawaad 180 qof oo ku burburtay meel aan ka fogeyn caasimadda Iran ee Tehran ayaa waxa la shaaciyey halka ay ka soo jeedaan rakaabkii saarnaa.

    • 82 Iran
    • 63 Canada
    • 11 Ukrain, oo ay ka mid yihiin shaqaalaha diyaaradda.
    • 10 Sweden
    • 4 Afghanistan
    • Saddex u dhalatay German
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.