Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Kuwait oo 50 Melyan oo doolar ugu deeqday dadka ay abaarta Saameysay.
    Somalia

    Dowladda Kuwait oo 50 Melyan oo doolar ugu deeqday dadka ay abaarta Saameysay.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 28, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Kuwait Danjire Cabdul qaadir Amiin Sheikh ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi Kuwait waxaana uu kala hadlay sidii ay door muuqda ugu yeelan lahayd jaaliyadu u gurmashada dadka ay saameynta adag ku yesheen abaaraha ka jira Soomaaliya safiirka ayaana furay sanduuq loogu talo galay in lagu kaalmeeyo dadkaasi .

     Safiirka ayaa sidoo kale waxaa uu booqasho ugu tagay xafiisyada hay,adaha samafalka dalkaasi Kuwait kuwaas oo uu kala hadlay sidii ay Soomaaliya oo xaalad adag ku jirta ugu gurman lahaayeen waxaana uu safiirku ku guuleystay in dowladda Kuwait ay Soomaaliya u balan qaaday lacag 50 malyan oo dolar ah oo abaarta ay ugu talo gashay .

    Sidoo kale safiirka waxaa uu kulan la qaatay saxaafada wadanka Kuwait si bulshada carabta si gaar ah bulshada reer Kuwait loogu gudbiyo dhibaatada abaarta Soomaaliya ka jirta saxaafaduna ay door weyn ka qaadato arintaas waxaana kulankaas uu uga codsaday in ay afkooda ugu hiiliyaan bulshada Soomaaliyeed ee muslimiinta ah ee abaarta u dhimanaya qaar badan oo ka mid ah .

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.