Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Libya iyo mucaaradka oo heshiis xabad joojin ah ku kala saxiixanaya Moscow
    Somalia

    Dowladda Libya iyo mucaaradka oo heshiis xabad joojin ah ku kala saxiixanaya Moscow

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ergooyin ka kala socda dowladda uu caalamku aqoon sanyahay ee Dalka Libya iyo hogaamiyaha mucaaradka General Khaliifa Xaftar oo gaaray magaalada Moscow ee dalka Ruushka, ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah ay heshiis xabad joojin ah kala saxiixdaan.

    Xabad joojintan waxaa horay ugu dhawaaqay madaxwaynayaasha dalalka Ruushka iyo Turkiga oo lakala safan labada dhinac ee isku hayo dalka Libya.

    Colaada dalka Libya ayaa sara u kacday bartimihii sanadkii hore kadib markii ciidamo daacad u ah General Xaftar ay soo weerareen magaalada caasimada ah ee Tripoli halkaas oo fadhi u ah dowladda ay Qaramada Midoobey taageerto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.