Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Mexico oo boqalaal muhaajiriin ah xabsiga dhigtay
    Somalia

    Dowladda Mexico oo boqalaal muhaajiriin ah xabsiga dhigtay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxaha u dooda xuquuqda muhaajiriinta ayaa sheegay in boqolaal muhaajiriin ah iyo kuwa magan galyo doon ah lagu xiray koonfurta dalka Mexico.

    Muhaajiriintan ayaa lasheegay in ay qorsheenayeen sidii ay u tagi lahaayeen gobolka Chiaps, oo xad lalah dalka mareykanka.

    Kooxaha udooda xuquuqda muhaajiriinta ayaa sheegaya in muhaajiriintan ay ogolonaasho muhaajirinimo ka ahaystaan dowladda Mexico.

    Masuuliyiinta ururadan ayaa ku doodaya in arintani ay tahay dagal ka dhan ah muhaajiriinta.

    Booliska dalka Mexico ayaana lagu eedeeyay in muhaajiriinta ay ula dhaqmeen sida cadwgii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.