Dowladda Puntland oo bilowday dhismaha jidka isku xira Garowe iyo Bosaso gaar ahaan goobaha ay bur-buriyeen roobabkii da’ay Sabtidii.
” Maanta ayay howsha xoogeed bilaamatay ” sida uu sheegay Guddoomiye ku xigeenka PHA, waxaana galabta la diyaariyay goobihii lagu ay ku kala wareegayeen baabuurtu.