Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay 9 Dowladood
    Somalia

    Dowladda Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay 9 Dowladood

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirrada Shaqada ee dalalka Soomaaliya ,Burundi, Jabuuti, Ereteriya, Itoobiya, Kenya, Rwanda, Suudaan, Koonfurta Suudaan iyo Ugaandha ayaa Magaalada Nairobi ku saxiixay qorshe howleed la jaan qaadaya siyaasadaha socdaalka shaqaalaha ee gobolka, kaddib kullan labo maalmood socday oo looga hadlay Siyaasadaha Socdaalka Shaqaalaha ee Bariga iyo Geeska Afrika.

    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadik Warfa ayaa markii uu shirka soo dhammaaday saxiixay war-murtiyeed wadajir ah oo bilow u ah ” Hab-raaca Nairobi’ si loo meel mariyo siyaasadaha socdaalka shaqaalaha ee gobolka.

    Wasiir Sadiiq Warfaa oo weli ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la filayaa in uu kulamo kala duwan la qaato Madax ka qeyb gashay kulankii looga hadlayay Siyaasada Shaqaalaha Gobolka Geeska Afrika.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.