Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Soomaaliya oo safiir cusub u magacowday Dalka K/Africa
    Somalia

    Dowladda Soomaaliya oo safiir cusub u magacowday Dalka K/Africa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay xilkii ka qaaday safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Koonfur Afrika Amb, Jamaal Maxamed Barow, iyada oo safiir Cusub u magacaawday dalkaasi.

    Warar soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in Dowladda ay safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhin doona  Koonfur Afrika u Magacaawday Maxamed Cali (Nabadoonka) Qunsuulkii Hore Ee Safaarada Soomaaliya  Magaalada Pretoria  ee dalkaasi Koonfur Afrika.

    Maxamed Cali (Nabadoonka) ayaa sidoo kale mar kuxigeeno u soo noqday Safiirkii hore ee Koonfur Afrika ee geeriyooday Sayid Shariif iyo kan hadda booska baneynaya ee Jamaal Maxamed Barow.

    Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku sugan Soomaali farabadan oo Ganacsiyo kala duwan ku leh,waxaana inta badan ay la kulmaan dhibaatooyin isugu jira dil iyo in la boobo hantidooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.