Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladii Jarmalka Ee Xasan heshiiska la galay oo burburtay
    Somalia

    Dowladii Jarmalka Ee Xasan heshiiska la galay oo burburtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladii Jarmalka ee Xasan la galay heshiiska isfahan ee lagu soo celinayo Qaxootiga Somalida,ayaa dhacday goor dhawayd.

    Wasiirkii Maaliyada ee Wadankaas oo Dowlada wadaaga ah Qayb ka ahaa,ayaa iscasilay,waxaana Xisbigiisii ka baxay Dowladii wadaaga ahayd.

    Khilaafka ay ku burburtay Dowladii Jarmalka ee wadaaga ahayd,ayaa ahaa mid soo jiitamayay in mudo ah,iyadoo Qodobada laysku hayay ay ugu waynaayeen Miisaaniyada .

    Xaqiiqdii,waxay ceeb ku tahay Xasan iyo Maamulkiisa in Dowlad sii dhacaysa uu la galo heshiis oo xataa uu fahmi waayay ama xog iyo qiimayn ku samayn waayay xaalka Siyaasadeed ee Jarmalka gudihiisa.

    Weli,isagoon kasoo tagin Jarmalka ayay burburtay Dowladii uu heshiiska la galay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.