Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladnimada Somaliya maka maarantaa Jagada Ra’isalwasaaraha ?
    Somalia

    Dowladnimada Somaliya maka maarantaa Jagada Ra’isalwasaaraha ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya ma gaarsiisna in awooda Hal Qof Gacanta loo wadageliyo,sidaa daraadeed amni ahaan iyo maamul ahaanba loogama maarmo jagada Ra’isalwasaaraha.

    Dastuurka,ayaa qeexaya awoodaha Madaxweynaha iyo Ra’isalwasaaruhu kala leeyihiin.

    Nasiibdarro,waxaa xadgudba mar walba Madaxweynaha oo faraha la gala shaqada Ra’isalwasaaraha.

    Hadaba si taa looga baaqsado oo awooduhu iskugu dheeli tirmaan,waa in meesha laga saaraa Qodobka dhigaya….

    (Ra’isalwasaaraha,waxaa magacaabaya Madaxweynaha).

    Xadgudubka Dastuur ee jira waxaa tusaale la arki karo u ah Ra’isalwasaare Xamse in uu ka maqan yahay fadhiga Wadanka masiirkiisa looga xaajoonayo saakay.

    Madaxdii hore ee fadhida Shirka Muqdisho ka furmay,waxaa laga rabaa in ay ilaaliyaan oo aysan ka leexan Qodobada masiiriga ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.