Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dr. Gaas oo u hambalyeeyay Guddoomiye C/rashiid, baaqna u diray Shacabka Puntland+Akhriso
    Somalia

    Dr. Gaas oo u hambalyeeyay Guddoomiye C/rashiid, baaqna u diray Shacabka Puntland+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa u soo hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Puntland Mudane C/rashiid Yuusuf Jibriil.

    Dr. C/weli Gaas oo qoraal soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa alle uga baryay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Puntland inuu ku asturo xilka loo doortay, isagoona ugu baaqay Shacabka Puntland inay u mahad-celiyaan Eebbe oo ilaashadaan Ammaankooda.

    “Waxaan u hambalyaynayaa saaxiibkay cabdirashiid yuusuf Jibriil oo maanta loo doortay guddoomiyaha golaha wakiilada puntland. Allaha kugu asturo xilka laguu doortay. Reer puntland waxaan leeyahay ilaahay u mahadnaqa oo ammaankiina xagsada.” ayuu yiri Madaxweynihii Hore ee Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas.

    Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa kamid ah saaxibada dhow ee Madaxweynihii Hore ee Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, waxaana la sheegaa inuu Dr. Gaas uu kusoo daray saaxada Siyaasadda Puntland, isagoona Mr. C/rashiid ahaa Agaasimaha Waaxda Warfaafinta Madaxtooyadda Puntland Xukuumadii Madaxweyne Gaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.