Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dulucda hadalka Xasan Sh.”Itoobiya Aniga ha isoo marto?
    Somalia

    Dulucda hadalka Xasan Sh.”Itoobiya Aniga ha isoo marto?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,waxa uu leeyahay Itoobiya Aniga ha isoo marto?

    Qadiyad iyo Qiyam kale kuma haysto Xasan Itoobiya sida hadalkiisa ka muuqata ee waa Aniga isoo mara oo wax ila Saxiixda.

    Halkaa,waxaa ka cad in ay dhab tahay doodii SL ee ahayd Xasan Nacfi,ayuu nagu haystaa ee Qiyam naguma haysto.

    “Itoobiya in ay gaarto Xeebaha Somaliya uma diidanin ee waxaan udiidanahay sida ay ku gaaaryso”Ayuu yiri Xasan.

    Sida xoguhu sheegayaan Muuse,waxa uu joogaa Adis,waxaana la diyaarinayaa isfahankii in loo badalo heshiis rasmi ah.

    Itoobiya,waxay si cad u aqoonsan doontaa SL oo Xuduudeedu ku eg tahay Yoocada.

    Xasan Todobaadkii ugu danbeeyay,waxa uu aad ula xiriiray Dowlado dhawr ah oo ay ku jiraan Sacuudiga iyo Turkiga,waase waayay Dowlad ka joojisa Itoobiya aqoonsiga SL.

    Dhanka kale Itoobiya,waxay heshiis rasmi ah la gashay MW Laftagareen,kaasoo ay kusii joogayso Deegaamada Maamulka KG oo xuduudiisa dhuleed ay soo gaarto duleedka Muqdisho.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.