Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Erdogan oo noqday Dulaalka rasmiga ah Ee R.Galbeedka
    Somalia

    Erdogan oo noqday Dulaalka rasmiga ah Ee R.Galbeedka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Erdogan,waxa uu Turkiga ka dhigay dulaal weyn oo udhaxeeya Wadamada Islaamka iyo Reer Galbeedka.

    Islaamka qunyar socodka ee Garka xiirta,isla markaana Suudka ku labista ee la noolaan kara Galbeedka,ayuu dulaal ku qaatay ka hirgelinta caalamka Islaamka.

    Siiriya,waxa uu ku guulaystay in uu kala jabiyo kooxihii Islaamiyiinta ah oo kasoo dhex saaro qunyar socod.

    Sidoo kale,waxa uu ku guulaystay isfahansiinta Somaliya iyo Itoobiya iyo ilaalinta xasiloonida Geeska Afrika.

    Sida muuqata Erdogan Dibada guul Siyaasadeed,ayuu ka keenay,waxaase dhaawac weyn ku ah Dhaqaale xumida ka taagan gudaha Wadankiisa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.