Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Erdogan oo si bahdilnimo ah ula dhaqmay MW Soomaaliya
    Somalia

    Erdogan oo si bahdilnimo ah ula dhaqmay MW Soomaaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Marka la fasiro hab Dhaqanka muuqda ee Erdogan,waa bahdilay MW Somaliya,wuxuuna ula dhaqmay si hoose oo yasmo ah,isla markaana,wuxuu karaamayn weyn umuujiyay RW Itoobiya.

    Maanta ma ahayn in uu Abiy la kulmo oo cadaadiska Erdogan yeelo Xasan ee waxay ahayd in uu ka war wareego kulanka Turkiga.

    Sidaanoo kale MW Cabdullaahi Yuusuf ayay ku dhacday oo Kenya,ayaa ula timid markii la doortay in uu heshiis kala gaaro khilaafkii Bada,balse,waa ka cudurdaartay oo hadal gar noqday,ayuu ku yiri oo ahaa…..

    “Anigu ma hogaamiyo Dowlad rasmi ah ee waxaan ahay Dowlad Kumeel gaar ah marka ma geli karo heshiiskaas ee aan gaarno Dowlad Sharciyad uhaysata in ay idin kala xaajooto arinkaas “.

    Kenya way dhaafi kari wayday hadalkii Cabdullaahi Yuusuf oo waxay u aragtay in uu gar leeyahay,wayna ku qanacday.

    Cabdullaahi sidaas oo ay ahayd,waxa uu umuujinayay Kenya in ay abaal nagu leedahay oo Dowlad noo dhistay.

    Si la mid ah Xasan,isagoo xeerinaya waxtarka Turkiga,ayuu hadana la imaan karay Qodob saabasaabayn ah .

    Nasiibdaro Xasan Dalkan oo awalba Dhulka yaalay,ayuu sii ilhaameeyay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/a07hAT04ooFXbbP5.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.